Xisaabiyaha W/Maaliyadda gobolka Mudug oo ka warbixiyay howlgalkii ay sameeyeen Ciidanka Cashuuraha gobolka Mudug[Sawirro]
Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Puntland ee gobolka Mudug Ismaaciil Cabdinuur Geesey ayaa ka hadlay hawlgalkii ay sameeyeen Ciidamada ilaalinta Cashuuraha ee gobolka Mudug.
Muuqaalka hoos ka daawo
Gaalkacyo Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug ayaa ka hadlay hawl galkii ay sameeyeen Ciidamada ilaalinta CashuurahaMuuqaalka hooska daawo Baahintii Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland
Posted by Wasaaradda Maaliyadda Puntland on Monday, June 24, 2019
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland
0 Comments