Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi oo Wareegto kusoo saaray Nidaamka Kharash bixinta(Akhriso)
GAROOWE – Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa wareegto kusoo saaray Nidaamka Kharash Bixinta.
NB. Laga bilaabo taarikhda warqaddan 18/02/2019, waxaa lagu shaqeynayaa nidaamka warqada hoose ku xusan. Xafiiska Wasiirka lama keeni doono warqado kharash lagu dalbanayo.
Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland.
Baahintii:
Xafiiska Wacyigelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland
0 Comments