Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kusoo noqday Garoowe(Sawirro)

GAROOWE – Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo safar dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe.

Garoonka diyaadaha ee Gen Maxamed Abshir waxaa Wasiirka kusoo dhaweeyay Wasiir kuxigeenka Wasaradda Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi iyo mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Puntland.

Baahintii

Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.