Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Madaxda Mashaariicda JPLG iyo Bangiga Adduunka(Sawirro)

C55B8EF0-BAAD-4B3F-8BDE-BEFD26D04FBC.jpg

Madaxada Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ee uu hormuud u yahay Wasiirka Wasaaradda Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan la qaatay Madaxda Mashaariicda GPLG iyo Bangiga Adduunka.

Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyaada ee magaalada Garoowe ee caasimada Dowladda Puntland.

Waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Maaliyadda,Wasiirku Xigeenka Maaliyadda,Wasiiru dawlaha Maaliyadda,Wasiirku Xigeenka Dakhliga,Agaasimaha Guuud iyo Xiriiriyayaasha Mashaariicda.

Kulanka intii uu socday kulan kaasi intii,waxaa looga wadahadlay wax yaabihii qabsoomay,sidii loo xalin lahaa caqabadaha jira iyo Mashaariicda u baahan in la fuliyo Sanadkan 2019.

Ugu dambayn,waxaa la isku afgartay in shaqada bulshada loo hayo lagu sameeyo dardargelin xooggan.

Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaardda Maamliyadda Dawladda Puntland

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.