Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kormeer shaqo ku tagey Bangiga Dowladda iyo Laanta Xisaabaadka Maaliyadda ee gobolka Bari(Sawirro)
BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo hawlo shaqo u jooga magaalada Boosaaso ayaa kormeer shaqo ku tagay Bangiga Dowladda Puntland iyo laanta Xisaabaadka Wasaaradda Maaliyadda gobolka Bari.
Maamulka Bangiga ayaa Wasiirka xog ka siiyey shaqooyinka socda iyo sida uu dakhliga u soo xeroodo.
Wasiirka ayaa boggaadiyey shaqooyinka ay hayaan Madaxda, Shaqaalaha Bangiga iyo Xisaabaadka gobolka Bari.
Baahintii











Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
0 Comments