Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay mid kamid ah Goobaha Diiwaangelinta Doorashooyinka Qof iyo Cod ee Boosaaso[Sawirro]
BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad iyo xubno kamid ah Golaha Wasiirada Puntland ayaa galabta kormeeray qaar kamid ah goobaha diiwaangelinta Doorashooyinka Qof iyo Cod ee magaalada Boosaaso.
Goobaha Diiwaangelinta ee laga hirgaliyay Boosaaso ayaa si wayn, waxaa uga socda shaqooyinka diiwaangelinta, bulshaduna waxa ka muuqata in ay diyaar u yihiin hirgelinta nidaamka Qof iyo Cod ee ay wado Xukuumadda uu hoggaaminayo Madaxwayne Dr Siciid Cabdulaahi Deni.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
0 Comments