Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka warbixiyay safar shaqo uu ku tagay dalka Kenya iyo Dardargelinta Dakhliga[MUUQAAL]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad oo muddooyinkan howlo shaqo ugu maqnaa dalka Kenya, dalkana dib ugu soo laabtay ayaa la hadlay Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.
Wasiirka ayaa ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee Nairobi, dardargelinta dakhliga iyo shaqooyinka horutabinta u leh kobaca dhaqaalaha dalka.
Hadalka Wasiirka oo dhinacyo badan taabanaya qaybta hoose ka daawo.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland
0 Comments