Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay shirar uu kaga qaybgalay dalka dibadiisa[Video]

Xasan Shire Cabdi
GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo shalay dib ugu soo laabtay Puntland ayaa ka hadlay Shirarkii ay ka qayb galeen dalka dibadiisa.
Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha Puntland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya.
…”” Puntland waa hooyada Federaalka Soomaaliya dadka aaminsan in Dawladda Puntland kasoo horjeedo qaranimada Soomaaliyeed waa aragti aan sax ahayn sidaasi…” ayuu Wasiirka Maaliyadd Mudane Xasan Shire Cabd
Muuqaalka hoos ka daawo
Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland
0 Comments