Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo[Sawirro]

25591881_1467505439963983_3090643358585662858_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa markii uu gaaray Gaalkacyo ,waxaa si weyn usoo dhaweeyay Maamulka gobolka,kan degmada,dhalinyarada Hormuudkii horumarka,Saraakiil iyo shacabka magaalada.

Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa mudada uu ku suagn yahay magaalada Gaalkacyo,waxa uu kormeeri doona habsami u socodka shaqo ee Wasaaradda.

Hoos ka daawo sawiradda

Waaxda Wacyigelinta Iyo Saxaafadda

Wasaaradda Maaliyadda Puntland

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.