Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Maalintii 2aad Shir uga Qayb galaya Muqdisho[Sawirro]

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta kaga qayb galaya magaalada Muqdisho maalintii 2-aad shir u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowladaha xubnaha ka ah DFS.

Wasiirka waxaa shirka kala qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cabdi Cilmi iyo Agaasime Kuxigeenka Guud ee Dakhliga Abshir Maxamed Abshir iyo saraakiil kale oo ka tirsan Wasaaradda.

Baahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.