Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Guddoomiyaasha degmooyinka Puntland[Sawirro]

GAROOWE –  Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Madaxmed Cabdiraxmaa Dhabancad ayaa kulan kula yeeshay magaalada Garoowe Guddoomiyayaasha degmooyinka Puntland.

Kulanka waxaa Wasiirka ku weheliyey Agaasime kuxigeenka Dakhliga Abshir Maxamed Abshir.

Ujeedka Shirka ayaa ahaa sidii loo xoojin laha wada shaqeynta Wasaaradda Maaliyadda iyo Degmooyinka ee dhanka horumarinta Dakhliga.

Ugu dambayn Wasiir Maxamed Cabdiraxmaan  Dhabancad ayaa sheegay in degmooyinka looga baahan yahay in ay dardargeliyaan kicinta cashuuraha si dowladdu u gudato waajibaadkeeda shaqo ee dalka.


Baahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta

Wasaaradda Maaliyadda

Dowladda Puntland

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.