Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo ka qayb galay shir ka furmay Muqdisho[Sawirro]

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta kaga qayb galay magaalada Muqdisho Furitaanka shir u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowladaha xubnaha ka ah DFS.

Furitaanka shirka waxaa Wasiirka kala qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cabdi Cilmi iyo Agaasime Kuxigeenka Guud ee Dakhliga Abshir Maxamed Abshir iyo saraakiil kale oo Wasaaradda ka tirsan.

Baahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.