Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo dib ugu soo noqday magaaladda Garoowe
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xassan Shire Abdi ayaa maanta dib ugu soo noqday magaaladda Garoowe.
Mudane Wasiir Xassan Shire Cabdi ayaa ka qeyb galay shir u dhexeeyey Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowladdaha xubnaha ka DFS, shirkaas oo shalay lagu soo gabagabeeyay magaladda Muqdisho.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland
0 Comments