Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo ka qaybgalay Shirka Golaha Dhaqaalaha Soomaaliya(Sawirro)

MUQDISHO – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa ka qayb-galay shirka Golaha Dhaqaalaha Qaran ee Soomaaliya (National Economic Council).

Shirkan ayaa lagu soo bandhigay loogana doodayay sidii dhaqaalaha dalka lagu horumarin lahaa si saboolnimadana bulshadu uga baxdo.

Intii uu socday Shirka ayaa laysla qaatay Madaxda Golaha Dhaqaalaha Qaranka (National Economic Council) in dooda la ballaariyo caqabada siyaasadeed ee fulinta qorshayaasha laga doodayna laga heshiiyo si dalku horumar dhaqaale u gaaro.

Baahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.