Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay cabasho laga keenay Gaaska lagu karsado cuntada(Muuqaal)
GAROOWE – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdi Ibraahim Warsame(Qawdhan) ayaa ka hadlay in go’aan laga gaaray cabashadii Gaaska cuntada lagu karsado kadib markii ay kulan la qaateen Madaxda Shirkadaha keena Gaaska.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
0 Comments