Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo laga bilaabay qadashadda Tallaalka COVID-19(Sawirro)
GAROOWE – Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ee Garoowe ayaa saaka laga bilaabay qaadashada Tallaalka COVID-19.
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka duulaysa ka hortaga Khatarta caabuqan saf marka ah ee karoona ayaa dhawaan kasoo saarty digniino ku aadan qaadshada Tallaalka ee shaqaalaha Wasaaraddda.
Ugu dambeyntii Ku-simaha Agaasimaha Guud ahna Abshir Maxamed Abshir ayaa faray shaqaalaha Wasaaradda ee ku sugan dhammaan goboladda Puntland in ay qaataan Tallaalka.


Xafiiska Wacyigelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland
0 Comments