Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasaaradda Maaliyadda DFS iyo Wasaaraddaha Maaliyadda ee ee Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka[Sawirro]

MUQDISHO – Shir muddo u socday Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka DFS iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowladdaha xubnaha ka Dowladda Federaalka uuna ka qayb galay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi loogana hadlaayay arrimo dhaqaale ayaa laga gaaray heshiis.

Shirkan markii uu soo af-meermay ayaa Madxda Maaliyaddu soo saareen War- murtiyeed.

Baahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.