Madaxweynaha Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayo oo gaaray Dhahar[Sawirro]

DHAHAR – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay degmada Dhahar oo ah xarunta gobolka Haylaan.
Madaxwaynaha waxaa degmada Dhahar kusoo dhoweeyay Maamulka Gobolka Haylaan kan degmada Dhahar, Hoggaanka Dhaqanka, Culimada, Aqoonyahanada, Haweenka iyo ardeyda.
Safarkan Degmada dhahar Madaxweynaha waxaa ku weheliyay Xubno katirsan labada gole, Siyaasiyiin iyo qaybo kamid ah Saraakiisha laamaha amniga.
Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni oo la hadlay Bulshada reer Dhahar ayaa uga mahadceliyay soo dhaweynta baxaada wayn ee ay u sameeyeen.

























Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda puntland
0 Comments