Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku yimid Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe[Sawirro]

GAROOWE –  Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland, halkaasi oo uu warbixin shaqo uga dhegaystay Mas’uuliyiinta Wasaaradda.

Madaxweynaha iyo Madaxada Wasaaradda ayaa kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda Dowadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi.

Kulanka ayaa looga hadlay sida ay u socoto shaqada Wasaaradda Maaliyadda iyo qorshayaasha hortebinta leh oo ay ka mid tahay dardargelinta iyo sare u-qaadida dhakhliga iyo qorshaha Dowladdu Habka Isku tashiga ah ugu dhisayso kaabayaasha dhaqaalaha Puntland.

Baaahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.