Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay xubno ka socday Bangiga Adduunka(Sawirro)

GAROOWE – Madax ka tirsan Banggiga adduunka oo ka kala yimid magaalooyinka Washington iyo Nairobi ayaa soo gaaray Garoowe.

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda waxaa ku qaabilay Wasiirka ku-Xigeenka Wasaaradda Mudane, Cumar Xasan Fiqi iyo Ku-simaha Agaasimaha Guud ahna Agaasime ku-xigeenka Wasaradda, Agaasime ku-xigeenka guud ee Dhakhliga, Xiriiriyaha Mashruuca PFM Cabdulqaadir Xaashi iyo masuuliyiin ka tirsan Wasaradda.

Kulankan ayaa looga hadlay mashaariicda Banggiga adduunku ka wado Puntland.

Cabdulqaadir Xaashi Madaxda Mashruuca PFM ayaa la hadlay Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

Baahintii

Xafiiska Wacyigelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.