Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Puntland oo shir guddoomiyay shirka Sanadlaha ah ee Maamul-baahinta Maaliyadda[Sawirro]
GAROOWE – Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Keenadiid Cali Jaamac ayaa shir guddoomiyey kulanka sanadlaha ah ee maamul- baahinta Maaliyadeed kaasoo ka qabsoomay Garoowe.
Kulankan ayaa ah mid sanadkiiba mar la qabto, waxaa qaban qaabadiisa lahaa Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland.
Kulankan ayaa looga hadlay habka Wasaaradda Maaliyaddu u qorshaysay inay u daadejiso maamulka lacagta iyo in degmooyinku sameeyaan xisaab celin sugan.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
0 Comments