Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntlnad Waxaa la aasaasay, 23 August 1998, Waxayna ka mid ahayd 9-kii Wasaaradood ee watiga lagu  aasaasay Dowladda Puntland, .

Wasaaraddu waxay u xilsaaran tahay hagaajinta khayraadka guud (Public resource) iyo kan gaar ah (Private) . Wasaaraddu waxay diyaarisaa Dhaqaalaha iyo Siyaasada Maaliyadeed ee Dalka, Waxay kale oo diyaarisaa Miisaaniyadda, Xeerarka iyo Shuruucda Cashuureed ee Dalka.