Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Mashruuca SERP ee dhawaan la hirgelinayo Puntland(Sawirro)

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Dr. Maxamed Cabdi Cilmi ayaa shir guddoomiyay kulan lagu casuumay Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha, Xafiiska Xisaabiyaha Guud, CIP,PF/DRM, Hay’adda Shaqaalaha Rayidka iyo Hantidhawrka Guud ee Puntland.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha xogoha ku aadan mashruuca SERP oo dhowaan laga hirgelin doono Puntland.

Ugu dambeyntii Kulanka intii uu socday waxaa siwayn loogu falan qeeyey Madax ka socota Bangiga Adduunka oo dhowaan Puntland u iman doona hirgelinta Mashruuca SERP iyo wax yaabaha looga hadli doono kulankaas.

Baahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntlan.

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published.